Ayax ku dagay Qaar kamid ah Beeraha Tuli Guleed (Sawiro)

Tuulooyinka Feedhacad iyo Masla ee dagmada Tuli Guuleed ayaa waxaa beeraha ku dagay Ayax halkaasoo uu khasaaro ba,an ugaystay shacabka beeraleyda.

Qaar kamid ah bulshada beeraleyda ee Feedhacad iyo Masla ayaa sheegay in markii labaad ay tahay khasaaraha ay kala kulmeen Ayaxa beeraha kaga habsaday lixdii bilood ee u dambaysay.

Kama dambaystii waxaan dawladda ugu baaqaynaa ayey yidhaahdeen gaar ahaan xafiiska beeraha ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) in gurmad dagdaga ay nalasoo gaadhaan si beerahu noogu badbaadaan.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com