Author: Lakiman

1 509 510 511 512 513 1,486 6132 / 17826 POSTS
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Garoowe ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal oo [...]
Wabiga shabeele oo fatahaad sameyeey & khasaare u geeystay

Wabiga shabeele oo fatahaad sameyeey & khasaare u geeystay

Fatahaada wabiga Shabeelle ayaa saameeysay tuulooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxaana go’ay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo iyadoo b [...]
Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-564/102020 iyo JSL/XM/XKQ/222/1-562/10202 [...]
DFS oo safiir cusub u magacawday dalka Canada

DFS oo safiir cusub u magacawday dalka Canada

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Canada Xasan Daahir Dimbil ayaa maanta gaaray dalkaas si uu u bilaabo howlihiisa shaqo, waxaana soo dhawe [...]
Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo gaaray Baydhabo

Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Somaaliya Jawaari oo gaaray Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad goboleedka koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta gaaray Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheek [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wa [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Fariin u diray dowlad gobaleedyada

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Fariin u diray dowlad gobaleedyada

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodasho [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Garoowe: Nin hooyadii si arxan dara ah u dilay oo dil toogasho ah lagu fuliyeey (Daawo)

Garoowe: Nin hooyadii si arxan dara ah u dilay oo dil toogasho ah lagu fuliyeey (Daawo)

maanta ayaa xukun dil ah lagu fuliyay Faarax Cabdi Maxamed oo hooyadiis ku dilay tuulada Jalam. Waxaa dilay walaalkiis kadib markii qoyskiisu isku [...]
Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobalka Mudug oo isku day dil ka badbaaday (dhegayso)

Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobalka Mudug oo isku day dil ka badbaaday (dhegayso)

Maxamed Cusmaan Aadan Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobalka mudug ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Daljir oga hadlay qarax gaarigiiisa loogu xiray [...]
Dowladda F. Soomaaliya oo Talyaaniga la saxiixatay mashruuc lagu dhisayo Biyo xireenka Beledweyne

Dowladda F. Soomaaliya oo Talyaaniga la saxiixatay mashruuc lagu dhisayo Biyo xireenka Beledweyne

Mashruucan ayaa isugu jira dhisme biyo xireen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee wabiga Shabelle ku sameeyo [...]
1 509 510 511 512 513 1,486 6132 / 17826 POSTS