Ra’iisul Wasaare Rooble oo Fariin u diray dowlad gobaleedyada

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Fariin u diray dowlad gobaleedyada

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.

Guddigan, waxaa dhismihiisa horey ugu heshiiyey madaxda DFS iyo kuwa maamul gobaleedyada, waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com