Garoowe: Nin hooyadii si arxan dara ah u dilay oo dil toogasho ah lagu fuliyeey (Daawo)

Garoowe: Nin hooyadii si arxan dara ah u dilay oo dil toogasho ah lagu fuliyeey (Daawo)

maanta ayaa xukun dil ah lagu fuliyay Faarax Cabdi Maxamed oo hooyadiis ku dilay tuulada Jalam.

Waxaa dilay walaalkiis kadib markii qoyskiisu isku waafaqeen in la qisaaso.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com