Author: Lakiman

1 442 443 444 445 446 1,486 5328 / 17826 POSTS
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka & James Swan oo kawada hadlay Arrimaha doorashooyinka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka & James Swan oo kawada hadlay Arrimaha doorashooyinka

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed( Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa uu kula kulmay Wakiilka Qarama [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Maxay kawada hadleen James Swan & Madaxweynaha Hiirshabeele?

Maxay kawada hadleen James Swan & Madaxweynaha Hiirshabeele?

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulamo gaar gaar ah waxaa uu dhanka qadka Zoom-ka kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Guda [...]
Guddiga doorashooyinka madaxa Banaan oo Beesha Caalamka Fariin u diray

Guddiga doorashooyinka madaxa Banaan oo Beesha Caalamka Fariin u diray

Guddiga lagu mursansan yahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa kulan la qaatay Massimiliano Bertollo, Safiir ku-xigeenka Dawladda Talyaa [...]
DFS oo ka hadashay Heshiiska Suucudiga & Dowladda Qatar

DFS oo ka hadashay Heshiiska Suucudiga & Dowladda Qatar

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay heshiiska horudhaca ah oo khilaafkii ka dhex-jiray ay ka gaareen dowladaha Sacuudiga iyo Qatar, [...]
Maxay ku heshiyeen Wadamada Sucuudi Carabiya & Qatar?

Maxay ku heshiyeen Wadamada Sucuudi Carabiya & Qatar?

Wadamada Sacudi Carabiya iyo Qadar ayaa ku heshiiyay inay dib u furaan xadka dhulka,badda iyo hawada sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibada Kuwait. [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Xuseen [...]
NAASIR GAAS: “Waxaan jeclaan lahaa inaan sii wado socdaalkayga Baaskiilka Laakin Bosaaso meel loo dhaafo malaha aan Badda ka ahayn ”

NAASIR GAAS: “Waxaan jeclaan lahaa inaan sii wado socdaalkayga Baaskiilka Laakin Bosaaso meel loo dhaafo malaha aan Badda ka ahayn ”

Naasir Gaas oo socdaal Baaskiil kaga soo bilaabay Magaaladda Jigjiga ee DDS ayaa maanta lagu soo dhaweyeey Magaaladda Bosaaso| Warbixintan Waxaa faahf [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya Garoowe, waxaana idiin d [...]
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinayaCabdirisaaq Cabdala Faamoos xarunta Daljir Bosaaso. Dhegayste [...]
Taliyaha Ciidanka dhulka DFS Maxamed Tahaliil Biixi oo Doolow gaaray (Daawo)

Taliyaha Ciidanka dhulka DFS Maxamed Tahaliil Biixi oo Doolow gaaray (Daawo)

Maxamed Tahaliil Biixi Taliyaha Ciidanka Lugta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Doolow ee gobalka [...]
Garoonka diyaaradaha degmada Doolow oo dib loo furay

Garoonka diyaaradaha degmada Doolow oo dib loo furay

Garoonka diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo oo duullimaadada shacab ka xirnaayeen muddo 5 maalmood ayaa galabta si rasmi dib loogu furay kadib [...]
1 442 443 444 445 446 1,486 5328 / 17826 POSTS