Author: Lakiman

1 440 441 442 443 444 1,486 5304 / 17826 POSTS
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle. https://soundcloud.com/user-9 [...]
Rooble oo sii wada kulamada uu la qaadanayo Daneeyeyaasha Arriimaha Doorashada Dalka

Rooble oo sii wada kulamada uu la qaadanayo Daneeyeyaasha Arriimaha Doorashada Dalka

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sii wada kulammada wadatashi ee uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada, [...]
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedyada Xajka iyo Maktabadaha Soomaaliyeed

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedyada Xajka iyo Maktabadaha Soomaaliyeed

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxam [...]
Madaxweynaha Maraykanka & ku xigeenkiisa oo la ansixiyeey

Madaxweynaha Maraykanka & ku xigeenkiisa oo la ansixiyeey

Kongareska Mareykanka ayaa ansixiyay in Joe Biden iyo Kamala Harris ay kala yihiin madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka xiga ee dalka Mareykanka. [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Qarax Muqdisho lagula beegsaday Ciidamo ka tirsan DFS

Qarax Muqdisho lagula beegsaday Ciidamo ka tirsan DFS

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax miino oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagula eegtay kasoo horjeedka Iskuulka hoyg [...]
NAASIR GAAS: Safarkaygii BAASKIILKA ee “SOOMAALIYA WAA NABAD” Nabad buu ku soo Dhammaaday

NAASIR GAAS: Safarkaygii BAASKIILKA ee “SOOMAALIYA WAA NABAD” Nabad buu ku soo Dhammaaday

Naasir Gaas oo dhawaan jigjiga socdaal dhinaca baaskilka ah kaga yimid yimaadayna Bosaaso ayaa isago waraysi gaar ah sinayeey Warbaahinta Daljir wuxuu [...]
Shacab tageersan Donald Tump oo xoog ku galay Aqalka Congresska

Shacab tageersan Donald Tump oo xoog ku galay Aqalka Congresska

Wararka ka imanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in taageerayaasha Madaxweynaha Maraykanka Donald Tump ay xoog ku galeen gudaha Aqalka Congresska ee [...]
MADAXWEYNE DENI: “Dadku Inta ay Kari Karaan ha Qaateen Inta Kale Dawladdaa Qaadanaysa”

MADAXWEYNE DENI: “Dadku Inta ay Kari Karaan ha Qaateen Inta Kale Dawladdaa Qaadanaysa”

Madaxweynaha Puntland oo shalay daahfuray olaalaha Qof iyo Fuusto ee Wadada Ceeldaahir & Ceerigaabo ayaa ka hadlay Muhiimada ay leedahay shacabka Punt [...]
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Ca [...]
1 440 441 442 443 444 1,486 5304 / 17826 POSTS