Author: Lakiman

1 412 413 414 415 416 1,487 4968 / 17842 POSTS
Kulankii Barlamaanka Soomaaliya ee Maanta oo Buuq ku soo dhamaaday

Kulankii Barlamaanka Soomaaliya ee Maanta oo Buuq ku soo dhamaaday

Fadhigii Baarlamaanka ee shakiga dhaliyay ayaa Maanta lagu kala dareeray, kaddib buuq iyo jahwareer hareeyay fadhiga. Xildhibaannada Golaha Shaca [...]
Shir Muqdisho ka furmay Madaxda dowladgobaleedyada (Sawiro)

Shir Muqdisho ka furmay Madaxda dowladgobaleedyada (Sawiro)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa ka furmay gordhawyd shir gaar ah oo u dhaxeeya maamul gobaleedyada Puntland,Hiirshabeele,Galmudug & Koon [...]
Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay Shirka Muqdisho & khilaafka taagan (dhegayso)

Waxgaradka Jubbaland oo ka hadlay Shirka Muqdisho & khilaafka taagan (dhegayso)

Imaam Rashiid oo kamid ah waxgaradka Jubbaland ayaa ka hadlay shirirka ka socda Magaaladda Muqdisho ee Arrimaha doorashooyinka dalka. Imaam Rashiid [...]
Ciidamada kenya oo toogasho ku dilay 5 ruux oo dil lagu eedeyeey

Ciidamada kenya oo toogasho ku dilay 5 ruux oo dil lagu eedeyeey

Warbaahinta dowladda Kenya ayaa baahisay in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kenya ay toogteen Shan ruux oo lagu eedeeyay inay dil geysteen, xi [...]
Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeyey inuu diidanyahay doorasho dalka ka dhacda

Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeyey inuu diidanyahay doorasho dalka ka dhacda

Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdi Shakuur Warsame kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxweynahan muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxame [...]
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xar [...]
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdinaasir Ibraahin Maxamed. Hoos ka dhegayso. http [...]
IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya

IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya

Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 m [...]
Siyaasi Daahir Geele oo Arrimaha doorashooyinka ka hadlay

Siyaasi Daahir Geele oo Arrimaha doorashooyinka ka hadlay

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay dadaallada ay waddo beesha Caalamka ee lagu doonaayo in dalka ay ka dhacdo doorasho aan a [...]
CIIDAMO KA TIRSAN PMPF OO TABABAR LAGU SOO XIRAY BOSAASO (Daawo)

CIIDAMO KA TIRSAN PMPF OO TABABAR LAGU SOO XIRAY BOSAASO (Daawo)

DUFCADI 10-AAD OO KA TIRSAN CIIDAMADDA BADDA PUNTLAND OO TABABAR LAGU SOO XIRAY XERADDA CIIDANKA PMPF EE GAROONKA DIYAARADAHA BOSAASO. https://yout [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
1 412 413 414 415 416 1,487 4968 / 17842 POSTS