Shir Muqdisho ka furmay Madaxda dowladgobaleedyada (Sawiro)

Shir Muqdisho ka furmay Madaxda dowladgobaleedyada (Sawiro)

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka waxaa ka furmay gordhawyd shir gaar ah oo u dhaxeeya maamul gobaleedyada Puntland,Hiirshabeele,Galmudug & Koonfur galbeed.

Shirkan gaarka ah ayaa looga hadlaya sidii xal loogu heli lahaa Arrimaha doorashooyinka.’

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com