Author: Lakiman
-
IMF oo ansixisay lacago qeyb ka ah deyn cafinta Soomaaliya
Guddiga fulinta ee hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar Mareykanka ah, kaalmadan ayaa qeyb ka ah barnaamijka deyn cafinta dalalka saboolka ah ee qaantu la degtay oo Soomaaliya kamid tahay. Kaalmadan dhaqaale ayaa loo adeegsan doonaa sidii…
-
Siyaasi Daahir Geele oo Arrimaha doorashooyinka ka hadlay
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay dadaallada ay waddo beesha Caalamka ee lagu doonaayo in dalka ay ka dhacdo doorasho aan aheyn hal dhinac ee lagu wada qanacsan yahay. Mudane Daahir waxaa uu sheegay in Musharaxiinta ay soo dhaweynayaan ayna juhdi ku bixin doonaan dadaal kaste oo ku saabsan doorashooyinka si dalka looga…
-
CABDIRAXMAAN ALCADAALA: “JANAN WUXUU U HILIYEEY QARANIMADDA UMADDA SOMALIYEED,” (Daawo)
Janan & Doolow iyo soodhaweyntii saraakiisha DFS
-
CIIDAMO KA TIRSAN PMPF OO TABABAR LAGU SOO XIRAY BOSAASO (Daawo)
DUFCADI 10-AAD OO KA TIRSAN CIIDAMADDA BADDA PUNTLAND OO TABABAR LAGU SOO XIRAY XERADDA CIIDANKA PMPF EE GAROONKA DIYAARADAHA BOSAASO.
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Xassan Heykal.
-
PUNTLAND OO SHEEGTAY INUU BAAQDAY KULAN DHEXMARI LAHAA BEESHA CAALAMKA & DOWLAD GOBALEEDYADA (Akhriso)
Puntland ayaa xaqiijisay inuu baaqday kulan la filayeey maanta inuu dhexmaro Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee C6+. Maxamed Cabdiraxmaan (Dhabancad) Wasiirka arimaha Gudaha Puntland, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay is hortaagtay shir lagu waday in uu furmo galbta, ka dib markii ay ka baaqsadeen qaar ka Mida Maamul…
-
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle.
-
Ciidamada AMISOM oo isaga baxay degmadda Afgooye
Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee muddo dheer ku sugnaa gudaha magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa maanta ka guuray iyadoo saldhigyadii ay ka joogeen magaaladana ay la wareegeen ciidamada milatariga Soomaaliyeed. Munaasabad ay ku wareejinayeen xeryaha ciidamada magaalada Afgoye ayaa waxaa goobjoog ka ahaa saraakiil uu kamid yahay taliyaha ciidanka dhulka, janaraal Maxamed Tahliil Biixi,…
-
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
-
Goobaha Cabitaanka Nafaqada lagu Shiido oo Bossaso ku soo Badanaya (Daawo)
Cibitaan nafaqo leh oo dalka lagu sanceeyey fkf (vs) cabitaan qurbaha laga keenay | Dalagyada ka soo go’a dalka oo soo badanaya iyo bulshada oo aad u fahantay cabitaanada nafaqada leh ee caafimaadka u roon iyo kuwa caafimaadka liida | Goobaha lagu iibiyo cabitaanada laga sameeya dalagyada ka soo go’a dalka oo soo badanaya iyo Bulshada…
-
WASIIRKI HORE AMNIGA JUBBALAND CABDIRASHIID JANAN OO DOOLOW LAGU SOO DHAWEYEEY (Sawiro)
Cabdirashiid Janan Wasiirki hore Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland ayaa galabta soodhaweyn ballaaran loogu sameyeey degmadda Doolow ee gobalka Gedo. Janan ayaa waxaa hogaaminayeey Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo maanta markii hore ku soodhaweyeey degmada Balad Xaawo ee isla gobolka Gedo.