Author: Lakiman

1 387 388 389 390 391 1,487 4668 / 17835 POSTS
Madaxdii hore ee dalka oo kulan ku yeeshay Muqidisho

Madaxdii hore ee dalka oo kulan ku yeeshay Muqidisho

Madaxweyneyaashii hore ee dalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee [...]
Golaha iskaashiga waddamada Khaliijka oo soo dhaweyeey Heshiska kenya & Soomaaliya

Golaha iskaashiga waddamada Khaliijka oo soo dhaweyeey Heshiska kenya & Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga ee Wadamada Carabta ee Khaliijka, Dr. Nayef Falah Mubarak Al-Hajraf, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqida Dowladda Fe [...]
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyeey Maxaabis

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyeey Maxaabis

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa Maanta waxaa munaasabadda Maalmaha Ciida Aawgeed uu cafis [...]
DFS oo beenisay in la fasaxay qaadka ka baxa dalka Kenya

DFS oo beenisay in la fasaxay qaadka ka baxa dalka Kenya

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in ay fasaxda qaadka loo yaqaan Miirowga ee ka baxa dalka Kenya,kadib markii ay dowlada la soo ceshatay x [...]
Wararkii ugu dambeyeey ee Qaraxa ismidaaminta ahaa ee Caawa Muqdisho ka dhacay

Wararkii ugu dambeyeey ee Qaraxa ismidaaminta ahaa ee Caawa Muqdisho ka dhacay

Qarax caawa lagu weeraray Saldhigga degmada Waaberi ayaa dadkii ku dhintey waxaa ka mid ahaa taliyihii saldhiggaas Axmed Cabdulaahi Baashane iyo qaar [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geedi, Daljir Doolow (dhegyso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geedi, Daljir Doolow (dhegyso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Doolow, w [...]
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Cusmaan (dhegayso)

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Cusmaan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Gaalkacyo, waxaana inoo haya Maxamed [...]
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. https://soundcloud.com/user-995878235/wark [...]
Fanaanada Muno xidigta oo ku geeriyootay Muqdisho & Masuuliyiin ka hadlay

Fanaanada Muno xidigta oo ku geeriyootay Muqdisho & Masuuliyiin ka hadlay

Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyey Abwaan Cab [...]
Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Sanaag

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Sanaag

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland, waxaana a [...]
Maraykanka oo gacanta ku dhigay hub farabadan

Maraykanka oo gacanta ku dhigay hub farabadan

Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda Mareykanka ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay qabteen hub aad u fara badan oo sharci darro ah oo ay lahaayeen Ruu [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
1 387 388 389 390 391 1,487 4668 / 17835 POSTS