Author: Lakiman

1 386 387 388 389 390 1,487 4656 / 17835 POSTS
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixa [...]
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/user- [...]
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyada Ciida u diray Shacabka Somaliyeed

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyada Ciida u diray Shacabka Somaliyeed

: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta [...]
Galmudug oo dib u dhagax dhigtay mid kamid ah dugsiyadii burburay

Galmudug oo dib u dhagax dhigtay mid kamid ah dugsiyadii burburay

Dhismaha Dugsiga Sare ee Galgaduud oo biri samaadkii ka mid ahaa dugsiyada Sare ee ugu magaca dheer Xarumaha Waxbarashada Dalka ayaa ka mid noqdey goo [...]
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo fasaxday shaqaalaha Somaaliyeed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo fasaxday shaqaalaha Somaaliyeed

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowlad [...]
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno riday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno riday

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa xukun dil ah ku ridday shan xubnood oo lagu helay dambi ah in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab [...]
Museveni oo markii toddobaad loo dhaariyay madaxtinimada dalka Uganda

Museveni oo markii toddobaad loo dhaariyay madaxtinimada dalka Uganda

In ka badan 4,000 oo qof, oo ay ku jiraan madax ka socota qaaradda Africa ayaa ka soo qaybgalay xafladda dhaarinta Madaxweyne Yoweri Museveni oo ka dh [...]
Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay

Kuxigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Yurub, kuxigeenk Midowga Afrika iyo diblomaasiyii [...]
Madaxweyne Laftagaren oo kulan la qaatay wafdi tagay baydhabo

Madaxweyne Laftagaren oo kulan la qaatay wafdi tagay baydhabo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey Kuxigeenka K [...]
Wasiirka duulista hawada Soomaaliya oo sheegay inay ka fiirsanayaan go’aanki kenya

Wasiirka duulista hawada Soomaaliya oo sheegay inay ka fiirsanayaan go’aanki kenya

Wasiirka Gadiidka Duulista Hawada Dowlada Federalka Duraan faarax ayaa ka hadlay qoraal ka soo baxay dalka Kenya oo ku aadanaa joojinta duulimaadyada [...]
DFS oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

DFS oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u qortay Midowga Afrika waxa ay uga dalbatay in la bedelo ergeyga cusub ee dhowaan Midowga Afrika u soo ma [...]
1 386 387 388 389 390 1,487 4656 / 17835 POSTS