Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo fasaxday shaqaalaha Somaaliyeed

HomeWararka

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo fasaxday shaqaalaha Somaaliyeed

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowlad

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
XAALAD ADAG OO DHINACA NOLOSHA AH BIYOLA’AAN AY UGU HOREEYSO AYAA LAGA SOO SHEEGAYAA DEEGAANKA SALAX EE GOBOLKA MUDUG
CABDISALAAN BASHIIR: “DHAMAAN WAAN ISKA CASILAY JAGOOYINKAN KA HAYEEY MAGAALADDA BOSAASO”

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay yihiin fasax maalmaha Ciidul Fidriga.

Qoraalkan ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, ayaa lagu wargaliyay Dhammaan Hay’addaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo hay’adaha Gaarka loo leyahay Shaqaalahooda in ay fasax yahaiin maalinta Ciidul Fidriga oo ku aaddan maalinta Khamiista ah 13/05/2021.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0