Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno riday

HomeWararka

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno riday

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa xukun dil ah ku ridday shan xubnood oo lagu helay dambi ah in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab

Taliyihii Ciidanka Madaxtooyadda Puntland oo howlgal Gaalkacyo ka dhacay ku dhintay
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 27-OCTOBER-2022
Mareykanka oo 26 milyan oo doolar ugu deeqay qaxootiga Rohingya

Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa xukun dil ah ku ridday shan xubnood oo lagu helay dambi ah in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Maxkamadda ayaa sheegtay in shantan xubnood ay ku caddaatay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab, islamarkaana dilal kala duwan ka fuliyeen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo sannadihii u dambeeyay.

Hase yeeshee, maxkamadda ayaa sii deysay lix qof oo kale, kuwaas oo la sheegay in lagu waayay wax danbi ah, kadib markii looga shakiyay falal la xiriira Shabaabnimo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: