Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Sanaag

HomeWararka

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Sanaag

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland, waxaana a

Gacanka Kuuriya oo Dagaal Qarka u Saaran
RW Khayre:”Maxay ciidamadu u kala tegi waayeen xilli aysan muddo sanad ah mushaar qaadanayn.?”
Khasaare kadhashay weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland, waxaana ay u qorneyd Wareegtada Madaxweynaha.

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

MarkaanArkay: Dastuurka Somaliland, Qodobkiisa 90aad;

Markaan Arkay: Muhiimadda Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolku u leeyahay Amniga iyo Dhismaha Dawladnimadda;

Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa iyo Waaya-aragnimadiisa;

Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey;

In Maxamed Khaliif Nuur Cali laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: