Author: Lakiman

1 1,291 1,292 1,293 1,294 1,295 1,486 15516 / 17826 POSTS
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo isniin ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxm [...]
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC

Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 7 March 2018 xafiiskiisa Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabi [...]
Maraykanka oo Dhaqaale ugu deeqay dadka Macluusha la jiifa

Maraykanka oo Dhaqaale ugu deeqay dadka Macluusha la jiifa

Qatar ayaa ka qaybgashay shir caalami ah oo heer caalami ah oo ku saabsan Soomaaliya,kaasoo lagu qabtay caasimadda Ingiriiska ee London. Wafdiga Qa [...]
Taliska Maraykanka ee Africom oo beeniyaay inay Caruur iyo Haween ku dileen Bariire

Taliska Maraykanka ee Africom oo beeniyaay inay Caruur iyo Haween ku dileen Bariire

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika aya markii ugu horreysay wax laga weydiiyay howlgalkooda Soomaaliya,waxaana ay ka warbixinyeen howlgall [...]
Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho

Isaga oo marti ku ahaa barnaamijka Dood-furan oo toos uga baxayay Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha [...]
Ururka ay ku mideysanyihiin Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Kenya oo sheegay in Somaliland qaadka geyn donaan

Ururka ay ku mideysanyihiin Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Kenya oo sheegay in Somaliland qaadka geyn donaan

Ururka ay ku mideysanyihiin Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Kenya ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha dibadda Dalkooda ay ka heleen oggolaansho ah i [...]
Wasiir xoosh oo ka hadlay Meelaha Mugdiga kaga jirro dastuurka dalka

Wasiir xoosh oo ka hadlay Meelaha Mugdiga kaga jirro dastuurka dalka

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegay in meelo badan uu mugdi ku jiro dib u eegist [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossas [...]
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta Tababar socon doona muddo 8 Cisho ah ayaa loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Malaiyadda ee Gobaladda Puntla [...]
Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5 [...]
Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo magaaladda Muqdisho ka furay kulan looga hadlayo Hannaanka Qaran ee Dib u heshiisiinta (Dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo magaaladda Muqdisho ka furay kulan looga hadlayo Hannaanka Qaran ee Dib u heshiisiinta (Dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay kulan looga hadlayo dib u heshiisiinta Soomaaliya waxaana ka qeyb galaya X [...]
Bulshadda Caabudwaaq oo ka hadlay Nabadeynta Gobalka Galgaduud (dhegayso)

Bulshadda Caabudwaaq oo ka hadlay Nabadeynta Gobalka Galgaduud (dhegayso)

Qaar kamid ah Bulshada Caabudwaaq ayaa ka hadlay Nabad galyada kajirta degmada Caabudwaaq kadib markii Guddiga Xasilinta oo ku guulaysteen Wajigii koo [...]
1 1,291 1,292 1,293 1,294 1,295 1,486 15516 / 17826 POSTS