Author: Lakiman

1 1,290 1,291 1,292 1,293 1,294 1,486 15504 / 17830 POSTS
RW Khayre oo kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Maraykanka

RW Khayre oo kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Maraykanka

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Mareykanka John Sul [...]
Madaxeynaha Somaliland oo si adag ugu Jawaabay RW khayre

Madaxeynaha Somaliland oo si adag ugu Jawaabay RW khayre

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo u muuqday mid u jawaabayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayr [...]
Afhayeenkii Guddiga Xulista Barlaamanka Xilligii Faroole oo Doorashada PL 2019 ka hadlay (dhegayso)

Afhayeenkii Guddiga Xulista Barlaamanka Xilligii Faroole oo Doorashada PL 2019 ka hadlay (dhegayso)

Eng. Axmed Xasan Dhegoweyne oo ah afhayeenkii guddiga xulista baarlamaanka Puntland ee doorashadii sanadkii 2014 oo wareysi gaar ah siiyey Radio Dalji [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawadda Somaaliya oo Amaro soo saartay (dhegayso)

Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawadda Somaaliya oo Amaro soo saartay (dhegayso)

Kulan uu xarunta Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya kula qaatay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Madaxda Shirka [...]
Warka Fiidnimo, Fartuun Cabdiraxmaan Daljir Garowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Fartuun Cabdiraxmaan Daljir Garowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaysa Fartuun Cabdiraxmaan, xarunta Daljir Garowe. Dhegayste ha [...]
Dhibane imaan Cabdiraxmaan oo loo qaaday Cafimaad dibada ah (Sawiro)

Dhibane imaan Cabdiraxmaan oo loo qaaday Cafimaad dibada ah (Sawiro)

Waxaa maanta dalka dibadiisa loo qaaday Allaha Caafimaad siiye dhibane imaan Cabdiraxmaan Maxamed oo ah Gabar muddo ku xanuunsanyd Magaaladda Gaalkacy [...]
Cuduro ka dilaacay degaanka Saaxo ee Gobalka Mudug (dhegayso)

Cuduro ka dilaacay degaanka Saaxo ee Gobalka Mudug (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degaanka Saaxo ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in cuduro iyo abaaro kajiran halkaas,,sida ay daljir u shegeen qaar kamid ah masuuli [...]
Madaxweyne Gaas oo sheegay in uusan dooneyn Xil kororsi (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo sheegay in uusan dooneyn Xil kororsi (dhegayso)

Iyada oo siyaasiyiinta Puntland qaar kamid ah oo ah musharixiin u tagaan jagadda Madaxtinimadda Puntland ee 2019 ay shaaciyeen in Gaas doonayo waqti k [...]
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daah Furay Mashruuc Dib loogu dhisayo Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daah Furay Mashruuc Dib loogu dhisayo Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay wajiga 1aad ee mashruuca dib u dhis [...]
Hay’adda Hadma oo Garoowe ku qabatay Shir ku saabsan Abaaraha (dhegayso)

Hay’adda Hadma oo Garoowe ku qabatay Shir ku saabsan Abaaraha (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa lagu qabtay Shir looga hadlay Abaraaha iyo sidii looga hortagi lahaa Abaaraha ,waxaana shirka ka qayb [...]
Dhalinyaro Somaaali Maxaabis ah oo lagaso dajiyaay Muqdisho (Sawiro)

Dhalinyaro Somaaali Maxaabis ah oo lagaso dajiyaay Muqdisho (Sawiro)

13 dhalinyaro ah oo laga soo daayay Xabsiyada ku yaala Dalka Liibiya oo ay kula soo kulmeen Dhibaatooyin badan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Maga [...]
1 1,290 1,291 1,292 1,293 1,294 1,486 15504 / 17830 POSTS