Cuduro ka dilaacay degaanka Saaxo ee Gobalka Mudug (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degaanka Saaxo ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in cuduro iyo abaaro kajiran halkaas,,sida ay daljir u shegeen qaar kamid ah masuuliyinta degaanka Saxo oo daljir la hadlay.

Gudomiyaha Haweenka Saaxo cureeji maxamuud oo Radio daljir la hadashay ayaa sheegtay in degaanka ay kajiraan abaaro samayn xoogan ku yeeshay dadka reer guraaga ah ee kunool Saxo,Waxaa kale oo ay sheegtay in dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka iyo cuduro kale.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com