Author: Lakiman

1 1,293 1,294 1,295 1,296 1,297 1,486 15540 / 17823 POSTS
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soo jeedinaya http://zeno-d [...]
Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xeryo ciidan oo ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xeryo ciidan oo ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho (dhegayso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka ee Bangala iyo xarun [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi kasocda Midowga Yurub (Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi kasocda Midowga Yurub (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta waxaa uu Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabi [...]
Guddoomiyaha Gobolka oo daah furay shirka wadatashiga arrimaha Barakacayaasha

Guddoomiyaha Gobolka oo daah furay shirka wadatashiga arrimaha Barakacayaasha

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hiigsiga Maamulka Gobolka ee sanadka [...]
Duqa Cusub ee Magaaladda Boosaaso oo Maanta lagu soo dhaweyaay Boosaso (dhegayso/Sawiro)

Duqa Cusub ee Magaaladda Boosaaso oo Maanta lagu soo dhaweyaay Boosaso (dhegayso/Sawiro)

Magaalo Ganacsi Puntland ee Boosaaso waxaa Maanta si diiran lagu soo dhaweyaay Duqa Cusub ee uu dhawaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali G [...]
Jilaagii Caanka ahaa Ismaacil Basbaas oo Hargeysa ku geeriyooday

Jilaagii Caanka ahaa Ismaacil Basbaas oo Hargeysa ku geeriyooday

llaha u naxariisto waxaa magaalada Hargeysa maanta oo Isniin ah lagu aasay Hal abuurkii iyo jilaagii caanka ahaa maxuum Ismaacil Cabdi Ibraahim oo caa [...]
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Hay’adda Gargaarka dhaliilay (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Hay’adda Gargaarka dhaliilay (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Maanta muqdisho waxa uu ka furay Shirka wadatashi ah oo [...]
Wasiirka Wasaaradda dastuurka Xosh Jabriil oo shaaciyaay xiliga la dhisayo Maxkamada Dastuuriga ah (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda dastuurka Xosh Jabriil oo shaaciyaay xiliga la dhisayo Maxkamada Dastuuriga ah (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda dastuurka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la dhisayao Maxk [...]
Iskuul Haweenka lagu barro xirfado kala duwan oo laga hirgaliyaay Buhoodle (dhegayso)

Iskuul Haweenka lagu barro xirfado kala duwan oo laga hirgaliyaay Buhoodle (dhegayso)

Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn waxaa laga hirgaliyaay iskuulka Hadaf oo wax lagu barro doono haweenka magaladda,waxaana lagu barri doona [...]
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bossaso idinkaga soo jeedinaya Xusee [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta oo isniin ah ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxm [...]
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Maxaabis kujirta Xabsiyadda Liibya Dalka keenaysa

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Maxaabis kujirta Xabsiyadda Liibya Dalka keenaysa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale lagu wadaa in maalinta Arbacada ee todobaadkaan ay Magaalada Muqdisho keento Dhalinyaro ku xiran wadanka L [...]
1 1,293 1,294 1,295 1,296 1,297 1,486 15540 / 17823 POSTS