Wasiirka Wasaaradda dastuurka Xosh Jabriil oo shaaciyaay xiliga la dhisayo Maxkamada Dastuuriga ah (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda dastuurka Xosh Jabriil oo shaaciyaay xiliga la dhisayo Maxkamada Dastuuriga ah (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda dastuurka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la dhisayao Maxkamada Dastuuriga ah ee dalka si looga gudbo isqabqabsiga iyo khilaafka siyaasadeed ee mararka qaar ka dhaca dalka.

Wasiir Xoosh ayaa sheegay in bartamaha Sanadkaan la sameyn doono Maxkamada Dastuuriga oo noqon doonta marjicii ama halkii ugu dambeysay ee loo laaban lahaa hadii uu dhaco isqabqabsi.

Wasiir Xoosh ayaa la weeydiiyay Su’aal aheyd wax ay soo kordhin karto dhisida Maxkamada Dastuuriga maadaama weli uu qabyo yahay Dastuurka dalka ayaa waxa uu ku jawaabay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com