Author: Lakiman

1 1,242 1,243 1,244 1,245 1,246 1,486 14928 / 17823 POSTS
Dhalinyaro lagu dilay Columbus oo Aas loo sameyeey

Dhalinyaro lagu dilay Columbus oo Aas loo sameyeey

Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaro oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Amniga soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhoweeyey (Daawo/Sawiro)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Amniga soomaaliya oo Garoowe lagu soo dhoweeyey (Daawo/Sawiro)

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweey [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Xasan Heykal ayaana soojeedinaya. http://zeno-d [...]
Ollole Nadafadeed oo ka bilowday Garoowe (dhegayso)

Ollole Nadafadeed oo ka bilowday Garoowe (dhegayso)

Maamulka Dowladda Hoose ee Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa bilaabay Olole nadafadeed oo dib lagu soo celinayo suuqa weyn ee Inji ee Mag [...]
Madaxweynaha Hiirshabeele oo Kulan la qaatay Wafdi kasocdaa QM

Madaxweynaha Hiirshabeele oo Kulan la qaatay Wafdi kasocdaa QM

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay kulan ballaaran la qaatay maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah Sa [...]
Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay Dad isugu jiray la shaqeyn iyo [...]
Ciidamo Cusub oo lagu Wareejiyeey Xarunti shalay ku dagaalameen Ciidamadda DFS

Ciidamo Cusub oo lagu Wareejiyeey Xarunti shalay ku dagaalameen Ciidamadda DFS

Xerada Ciidanka Jeneral Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Somalida, ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab oo laga keenay Gobolka Sha [...]
Xubin Muhiim u ahaa Xuutiyiinta Dalka Yemen oo la dilay

Xubin Muhiim u ahaa Xuutiyiinta Dalka Yemen oo la dilay

Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen ayaa shaacisay in la dilay madaxii Siyaasadda ee Xuutiyiinta Dalka Yemen kaas oo ay dileen Isbaheysiga uu Sucuudiga hog [...]
Maamulka Dowladda Hoose Garoowe oo Awaamir Cusub soo saaray (dhegayso)

Maamulka Dowladda Hoose Garoowe oo Awaamir Cusub soo saaray (dhegayso)

Maamulka dawladda hoose ee Garoowe ayaa go'aamo kasoo saaray ,dhulaalka la cabirto iyo xirmaysiga dhulalka ,iyado Malmihii ugu dambeyeey ay soo badana [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga Furay Xarun lagu daweeyo dadka qaba Cudurka dhimirka iyo Cuduradda Guud taas oo lagu Magacaabo Metal Health [...]
1 1,242 1,243 1,244 1,245 1,246 1,486 14928 / 17823 POSTS