Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

HomeWararka

Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga Furay Xarun lagu daweeyo dadka qaba Cudurka dhimirka iyo Cuduradda Guud taas oo lagu Magacaabo Metal Health

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 41aad
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Antonio Gutteres.
Taliska Booliska degmadda Buraan oo Gacanta ku dhigay Qaad sharci darro ah (Daawo)

Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga Furay Xarun lagu daweeyo dadka qaba Cudurka dhimirka iyo Cuduradda Guud taas oo lagu Magacaabo Metal Health Center.

Xarunta daaweynta bukaanada dadka qaba dhimirka iyo Cuduradda Guud waxaa Aasaasay Dr Khadar Salaad Cali oo ka mid ah bulshada Puntland ,Munaasabada kooban oo lagu qabatay Xaruntaas ayuuna kaga warbixyay Xaruntan iyo marxaladahii ay soo martay iyo siyaabaha ay u shaqeyn doonto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: