Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Antonio Gutteres.

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Antonio Gutteres.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahaddalo wax ku ool ah kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Gutteres.

Qaramada Midoobay waxay kaalin mug leh ka qaadaneysaa dhismaha iyo xoojinta ee hay’adaha dowladda, waxaana rajaynaynaa in wada shaqeyntaas lasii dardargeliyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0