Taliska Booliska degmadda Buraan oo Gacanta ku dhigay Qaad sharci darro ah (Daawo)

HomeWararka

Taliska Booliska degmadda Buraan oo Gacanta ku dhigay Qaad sharci darro ah (Daawo)

Taliyaha saldhiga Booliska degmada buraan iyo ciidankiis ayaa maanta hawlgal ay sameeyeen ku qabtayQaad si sharci darro ah ku soo galay,xili Puntland joojisay qaadka ka imaanaya Itoobiya. Goobjoog waxaa ka ahaa goobta lagu soo bandhigayeey qaadkan maamulka degmadaa, xildhibanada degmada buraan iyo masuuliyiin kala duwan.

Saraakisha ciidamadda Burundi oo ka hadlay ciidamo loga dilay Balcad
Wasiir Majiino oo noqday Sanatarkii 3aad ee Aqalka Sare
Guddoomiyaha degaanka Xarkadheere ee gobalka Sanaag oo Fariin u diray Puntland (dhegayso)

Taliyaha saldhiga Booliska degmada buraan iyo ciidankiis ayaa maanta hawlgal ay sameeyeen ku qabtayQaad si sharci darro ah ku soo galay,xili Puntland joojisay qaadka ka imaanaya Itoobiya.

Goobjoog waxaa ka ahaa goobta lagu soo bandhigayeey qaadkan maamulka degmadaa, xildhibanada degmada buraan iyo masuuliyiin kala duwan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0