Ciidamo Cusub oo lagu Wareejiyeey Xarunti shalay ku dagaalameen Ciidamadda DFS

HomeWararka

Ciidamo Cusub oo lagu Wareejiyeey Xarunti shalay ku dagaalameen Ciidamadda DFS

Xerada Ciidanka Jeneral Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Somalida, ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab oo laga keenay Gobolka Sha

Somaliland oo ka hadashay markab dowladda Sacuudiga ay dib usoo celisay (daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Arday ka Qalinjabisey Machadka Dr Kiimiko ee Degmada Burtinle (dhegayso)

Xerada Ciidanka Jeneral Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Somalida, ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab oo laga keenay Gobolka Shabellaha hoose, gaar ahaan Garoonka Ballidoogle.

Arrintan ayaa waxa ay ka dambeysay, kadib markii shalay Iska hor imaad uu ka dhacay Xerada Ciidamada Imaaraadka, iyadoo taliska ciidanka Militariga Somaliya ay sheegeen in iska hor imaadkaasi ay ka dambeeyeen askar rabtay inay qaataan saanad Militari.

Xalay fiidkii ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab Xerada ciidanka Imaaraadka ee Degmada Hodan, waxaana halkaasi lagu arkaayay gaadiidka gaashaaman ee ciidankaan ay wataan.

Ciidamadii Imaaraadka ee xeradan ku sugnaa, ayaa noqday kuwa la xiray iyo kuwa kala cararay, kadib dagaalkii shalay ka dhacay Xeradaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: