Author: Lakiman

1 1,244 1,245 1,246 1,247 1,248 1,487 14952 / 17842 POSTS
Madaxweynaha Hiirshabeele oo Kulan la qaatay Wafdi kasocdaa QM

Madaxweynaha Hiirshabeele oo Kulan la qaatay Wafdi kasocdaa QM

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay kulan ballaaran la qaatay maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah Sa [...]
Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

Saraakisha Booliska Somaaliya oo Muqdisho kuso bandhigay Rag katirsan Daacish (dhegayso)

Afhayeenka Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay Dad isugu jiray la shaqeyn iyo [...]
Ciidamo Cusub oo lagu Wareejiyeey Xarunti shalay ku dagaalameen Ciidamadda DFS

Ciidamo Cusub oo lagu Wareejiyeey Xarunti shalay ku dagaalameen Ciidamadda DFS

Xerada Ciidanka Jeneral Gordan ee Imaaraadka ay ku tababari jireen ciidamada Somalida, ayaa lagu wareejiyay ciidamada Danab oo laga keenay Gobolka Sha [...]
Xubin Muhiim u ahaa Xuutiyiinta Dalka Yemen oo la dilay

Xubin Muhiim u ahaa Xuutiyiinta Dalka Yemen oo la dilay

Kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen ayaa shaacisay in la dilay madaxii Siyaasadda ee Xuutiyiinta Dalka Yemen kaas oo ay dileen Isbaheysiga uu Sucuudiga hog [...]
Maamulka Dowladda Hoose Garoowe oo Awaamir Cusub soo saaray (dhegayso)

Maamulka Dowladda Hoose Garoowe oo Awaamir Cusub soo saaray (dhegayso)

Maamulka dawladda hoose ee Garoowe ayaa go'aamo kasoo saaray ,dhulaalka la cabirto iyo xirmaysiga dhulalka ,iyado Malmihii ugu dambeyeey ay soo badana [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Xarun lagu lagu Daweeyo dadka dhimarka Qaba oo Garoowe laga furay (dhegayso)

Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga Furay Xarun lagu daweeyo dadka qaba Cudurka dhimirka iyo Cuduradda Guud taas oo lagu Magacaabo Metal Health [...]
Dhismaha Golaha degaanka Magaalooyinka Garoowe iyo Baran oo Gabagabo ah (dhegayso)

Dhismaha Golaha degaanka Magaalooyinka Garoowe iyo Baran oo Gabagabo ah (dhegayso)

Wasaaardda arimaha gudaha Puntland ayaa ka hadashay Soo xuliska golaha degaanka garoowe iyo Baran oo meel wanaaagsan maraya Agaaasimaha guud ee Wasaaa [...]
Arday Dugsiga Samatar Baxnaan Buhoodle shahadooyin lagu gudoonsiyeey (dhegayso)

Arday Dugsiga Samatar Baxnaan Buhoodle shahadooyin lagu gudoonsiyeey (dhegayso)

Arday ka qalinjebisey dugsiga sare ee Samatar Baxnaan ayaa munaasibad sagoontin ah loogu qabtay magaalada Buuhoodle ,iyado ay ka qayb galeen Waalidin, [...]
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cumar Lakiman, xarunta Daljir ee Cabudwaaq Dhegayste ha il [...]
Taliye Gorod oo ka hadlay Is rasaasayn dhexmartay Ciidamo DFS kawada Tirsan

Taliye Gorod oo ka hadlay Is rasaasayn dhexmartay Ciidamo DFS kawada Tirsan

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada Jeneraa [...]
Gen Morgan oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

Gen Morgan oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta soo gaaray Musharax Madaxweyne Puntland Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo maalhan safaro dh [...]
1 1,244 1,245 1,246 1,247 1,248 1,487 14952 / 17842 POSTS