Gen Morgan oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

Gen Morgan oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (dhegayso/Sawiro)

Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaa maanta soo gaaray Musharax Madaxweyne Puntland Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo maalhan safaro dhulka ah ku marayeey degaanadda Puntland.

musharaxa waxaa Duleedka Gaalkcyo kusoo dhaweyeey dadweyne kala duwan oo isaga yimid xaafaddaha gaalkcyo iyo sido kalde qaar kamid ah Nabadoonada iyo Aqoonyahanada Gobalka Mudug.

Morgan oo Saxaafadda la hadlay ayaa kawarbixiyeey Safarkiisa gobalka Mudug iyo qorshisihisa xilka haduu ku guulaysto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com