Author: Lakiman

1 1,137 1,138 1,139 1,140 1,141 1,486 13668 / 17825 POSTS
Xildhibaano DFS Ka tirsan oo booqday gobalka Shabeelaha Dhexe (dhegayso)

Xildhibaano DFS Ka tirsan oo booqday gobalka Shabeelaha Dhexe (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliga ayaa gaaray deegaano hoose yimaada gobolka Shabeelaha dhexe si ay ugu kuur galaan xaalada gobolka . X [...]
Somalidu Maxamy Ka Faaiidi Kartaa Xiriirka Iskaashiga Dhaqaale ee Shinaha iyo Afrika ?.

Somalidu Maxamy Ka Faaiidi Kartaa Xiriirka Iskaashiga Dhaqaale ee Shinaha iyo Afrika ?.

Maqaalkan kooban wuxuu talooyin u soo jeedinayaa Madaxda majaraha u haysa Dawladda Jamhuuriyada Somaliland iyo Dawladda Dhexe ee Somaliya. Maamulka C [...]
War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka Garoowe (dhegayso)

War-Murtiyeed laga soo saaray Shirka Madasha Guddiyada Dastuurka Garoowe (dhegayso)

Waxaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland lagu soo gabagabeeyay shirka madasha guddiyada dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer maamul goboleed kaaso [...]
Laba Milyan Oo Doollar Oo loo Diyaariyay Fulinta Qorshayaasha Ugu Horreeya Barnaamijka Is-xilqaan

Laba Milyan Oo Doollar Oo loo Diyaariyay Fulinta Qorshayaasha Ugu Horreeya Barnaamijka Is-xilqaan


Shir ay golaha wasiirada XFS ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta gu [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Fadlan nala qaybso fiiradaada [...]
Siyaasiyiinta Galmudug oo lagu amray in aysan shirar ku qabsan karin Cadaado (dhegayso)

Siyaasiyiinta Galmudug oo lagu amray in aysan shirar ku qabsan karin Cadaado (dhegayso)

Maamulka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa amar maanta ka soo baxay waxaa lagu mamnuucay in shirar siyaasadeed lagu qabto magaalada Cadaado. [...]
Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Iyado Maalmihii u dambeyeey Amaanka Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uu faraha kasii baxayeey,ayna ka dhacayeen dilaal qorshaysan oo loo [...]
Qoys ku sumoobay Hilib ay cuneen Miyiga Balanbale (dhegayso)

Qoys ku sumoobay Hilib ay cuneen Miyiga Balanbale (dhegayso)

Todobo Ruux oo isku hal Qoys ah ayaa ladhigay Isbitaalka degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud kadib markii ay ku sumoobeen Hilib ay cuneen. Dad [...]
Xildhibaan Somaliland: “Waan soo soconaa reer Garoowe ama qaxa ama noo soo qaxa (daawo)

Xildhibaan Somaliland: “Waan soo soconaa reer Garoowe ama qaxa ama noo soo qaxa (daawo)

Qaar kamid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadda Gobalka Sool, gaar ahaan deegaa [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuud [...]
Qaar kamid ah mushariixinta madaxtimada Puntland oo war saxafadeed soo saaray (akhriso)

Qaar kamid ah mushariixinta madaxtimada Puntland oo war saxafadeed soo saaray (akhriso)

Warsaxafadeed maanta oo arbaco ah ay soo saareen qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa Jagadda Madaxtinimadda Puntland 2019,ayaa waxay kaga hadleen [...]
1 1,137 1,138 1,139 1,140 1,141 1,486 13668 / 17825 POSTS