Xildhibaano DFS Ka tirsan oo booqday gobalka Shabeelaha Dhexe (dhegayso)

Xildhibaano DFS Ka tirsan oo booqday gobalka Shabeelaha Dhexe (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliga ayaa gaaray deegaano hoose yimaada gobolka Shabeelaha dhexe si ay ugu kuur galaan xaalada gobolka .

Xildhibaanada ayaa kulan la qaatay Malayshidaa iskood isku abaabulay oo la magac baxday jamhada macawislayda kuwaas oo ladagaalamaya kooxda Al-shabaab .

Waxa ay sheegeen ragan in Shabaab ay xoolahoda iyo dumarkoodaba xoog kaga qaadaan taasna ay keentay in ay qoriga ay qaataan oo ay difaacdaan naftooda iyo xoolahooda .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0