Author: Lakiman

1 1,136 1,137 1,138 1,139 1,140 1,486 13656 / 17823 POSTS
Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA) oo iscasilay (akhriso)

Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA) oo iscasilay (akhriso)

Xuseen Cismaan Xuseen Agaasimaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii nabadsugidda uu ka hayay. Agaasime Xuseen Cism [...]
Wasiirka Wasaaradda degaanka Puntland oo gaaray Burtinle (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda degaanka Puntland oo gaaray Burtinle (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda degaanka Puntland ayaa maanta gaaray Magaaladda Burtinle ,halkaas oo si weyn wadiga wasiirka loogu soo dhawey [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Farmaajo oo Dhagax dhiggay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho (Sawiro)

Farmaajo oo Dhagax dhiggay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka a [...]
Qarax khasaare geeystay oo kadhacay Baydhabo

Qarax khasaare geeystay oo kadhacay Baydhabo

Warar aan ka helayno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in labo qarax oo xooggan ka dhaxeen abaarihii xilliga maqribka. Sida la sheegay qaraxyada aya [...]
Maamulka gobalka Bari oo kaluumaystada uga digay dabaylo xeebaha kuso wajahan (dhegayso/sawiro)

Maamulka gobalka Bari oo kaluumaystada uga digay dabaylo xeebaha kuso wajahan (dhegayso/sawiro)

Xili la sheegay xeebaha Puntland deeganadaa ku teedsan inay kuso wajahanyihiin dabaylo Xoogan ayaa waxaa soo badanayaa fariimaha digniinta ah ee lo di [...]
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe (dhegayso/daawo)

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe (dhegayso/daawo)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu gogaaminayo ayaa maanta 13 Oct 2018 dalka dib ugu soo laabtay [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso) Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa wark [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soo [...]
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh oo ka hadlay Soomaalida sii kala fogaanaysa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh oo ka hadlay Soomaalida sii kala fogaanaysa

Dalka Soomaaliya waa dad iyo dal mid ah oo xoroobay 1960. dawladaa iska badalay oo ka jiray kuwaas oo tii u danbaysay ay ku burburtay gacanta dadka so [...]
Xildhibaano DFS Ka tirsan oo booqday gobalka Shabeelaha Dhexe (dhegayso)

Xildhibaano DFS Ka tirsan oo booqday gobalka Shabeelaha Dhexe (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliga ayaa gaaray deegaano hoose yimaada gobolka Shabeelaha dhexe si ay ugu kuur galaan xaalada gobolka . X [...]
Somalidu Maxamy Ka Faaiidi Kartaa Xiriirka Iskaashiga Dhaqaale ee Shinaha iyo Afrika ?.

Somalidu Maxamy Ka Faaiidi Kartaa Xiriirka Iskaashiga Dhaqaale ee Shinaha iyo Afrika ?.

Maqaalkan kooban wuxuu talooyin u soo jeedinayaa Madaxda majaraha u haysa Dawladda Jamhuuriyada Somaliland iyo Dawladda Dhexe ee Somaliya. Maamulka C [...]
1 1,136 1,137 1,138 1,139 1,140 1,486 13656 / 17823 POSTS