Author: JD

1 256 257 258 259 260 344 3096 / 4122 POSTS
Heshiiska Shiinaha (CCECC) iyo Dhismaha Gegida Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf oo la Ansixiyey

Heshiiska Shiinaha (CCECC) iyo Dhismaha Gegida Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf oo la Ansixiyey

Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ansixiyey heshiiska shirkadda CCECC ee dalka Shiinaha. CCECC ayaa ah shirkad dowli ah, kuna jirta shirkadaha dhism [...]
Baarlamaanka oo Ansixiyey Heshiiska Dowladda Dubai ee Dekedda Bossaso

Baarlamaanka oo Ansixiyey Heshiiska Dowladda Dubai ee Dekedda Bossaso

Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ansixiyey heshiiska shirkadda P&O Ports ee Dekedda Bossaso. P&O Ports waxaa shirkad dowli ah oo ay leedaha [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso, [...]
Qaramada Midoobay (UN) oo Sacuudiga ku Eedaysay Xasuuqii Soomaalida ee Badda Yeman

Qaramada Midoobay (UN) oo Sacuudiga ku Eedaysay Xasuuqii Soomaalida ee Badda Yeman

Sida ay qortay warbaahinta ALJAZEERA, baarayaasha Qaramada Midoobay ayaa WARBIXIN aan weli la shaacin ka diyaariyey xasuuqii diyaaradaha dagaalka Sacu [...]
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axme [...]
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo waxaana aroortaan idiin akhrinaya Subeer Cabdi oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Vadim Vasilyev Kooxda Monoco waa Xaggee? (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Vadim Vasilyev Kooxda Monoco waa Xaggee? (dhegayso)

Madaxweyne kuxigeenka kooxda AS Monaco, Vadim Vasilyev, ayaa ka hadlay mustaqbalka xidigo kooxdiisa kamid ah oo la isla dhexmarayo in ay tagayaan oo a [...]
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya Subeer Shiikh Cabdi, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Gaalkacyo. [...]
Ciidamada PSF oo Deeq Dawo Gaarsiiyey Degmada Ufeyn (dhegayso)

Ciidamada PSF oo Deeq Dawo Gaarsiiyey Degmada Ufeyn (dhegayso)

Ciidamada Ammaanka PSF ee Puntland ayaa degmada Ufeyn ee Gobolka bari waxa ay gaarsiiyeen deeq dawo ah, kuna wareejiyeen maamulka cisbitaalka degmada. [...]
Maraykanka oo Xaqiijiyey in Ina Caloolgeel lala Qabtay Soomaali ka soo Laabtay Maraykanka (CNN)

Maraykanka oo Xaqiijiyey in Ina Caloolgeel lala Qabtay Soomaali ka soo Laabtay Maraykanka (CNN)

Sidii aan hore u soo warinay, ayna noo xaqiijiyeen ilo xogogaal ahi, sirdooonka Puntland iyo kan Galmudug oo kaashanaya ciidamada Maraykanka ayaa 23ki [...]
Faroole: Dastuurka Puntland waa Kaas, Qabiil Kuma Dhisna oo waa Mid ku Dhisan Deegaan”

Faroole: Dastuurka Puntland waa Kaas, Qabiil Kuma Dhisna oo waa Mid ku Dhisan Deegaan”

Madaxweynihii hore ee Puntland, hadana ah Oday Aqalka Sare ee Odayaasha DFS, Md. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa ka hadlay arrimo k [...]
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka xarunta Daljir Buuhoodle ka sooj [...]
1 256 257 258 259 260 344 3096 / 4122 POSTS