Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axme

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
SAAKA & DUNIDA IYO MAXAMED IBRAAHIM GEELLE
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed  aw-Tall.

Wararka saaka ugu waaweyn waxaa kamid ah Oday Faroole oo kahoryimid tabashada beesha Tanade, tusaaleeyayna in aysan tabashadoodu dastuuri ahayn ee ay tahay arrin deegaan, una baahan in ay qabaa’ilada deegaanka kala xaajoodaan.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: