Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed  aw-Tall.

Wararka saaka ugu waaweyn waxaa kamid ah Oday Faroole oo kahoryimid tabashada beesha Tanade, tusaaleeyayna in aysan tabashadoodu dastuuri ahayn ee ay tahay arrin deegaan, una baahan in ay qabaa’ilada deegaanka kala xaajoodaan.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com