Ciidamada PSF oo Deeq Dawo Gaarsiiyey Degmada Ufeyn (dhegayso)

Ciidamada PSF oo Deeq Dawo Gaarsiiyey Degmada Ufeyn (dhegayso)

Ciidamada Ammaanka PSF ee Puntland ayaa degmada Ufeyn ee Gobolka bari waxa ay gaarsiiyeen deeq dawo ah, kuna wareejiyeen maamulka cisbitaalka degmada. Ciidamada ayaa dadka deegaanka kala hadlay in ay amniga kala shaqeeyaan, kana hortagaan argagixisada kuu dhuumaalaysata buuralayda Calmadow, sida Alshabaab iyo kooxda cusub ee Daacish .

Hadaba waxyaabihii ay ciidamadu kala hadleen dadka deegaanka iyo deeqda dawo ee ciidanku ay gaarsiiyeen degmada Ufeyn, waxa aan ka waraysanay Guddoomiyaha degmada Cali jaamac.

Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay, waxa uuna caddeeyey in kooxda Daacish iyo Alshabaab aysn ku sugnayn deegaanka Ufeyn, caraduna tahay carro nabaadiino.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com