Author: JD

1 255 256 257 258 259 344 3084 / 4122 POSTS
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo waxaana aroortaan idiin akhrinaya Cumar Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir [...]
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Cawaysin wacan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir. Caawa waxaa barnaamijka idina la socodsiinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA) [...]
Shaxda, Xumbeys, Dhudub iyo Bursaalax oo Noqday Degmooyin Puntland (dhegayso)

Shaxda, Xumbeys, Dhudub iyo Bursaalax oo Noqday Degmooyin Puntland (dhegayso)

Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyeey 4 degmo oo dhawaan la magacaabay. Degmooyinka dhawaan la magacaabay lana horgeeyey baarlamaanka P [...]
Madaxweyne Xaaf oo Furay Kalfadhigii 5aad ee Baarlamaanka Galmudug (dhegayso)

Madaxweyne Xaaf oo Furay Kalfadhigii 5aad ee Baarlamaanka Galmudug (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Ducaalle Xaaf, ayaa maanta furay kalfadhiga 5aad ee Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug. Madaxweyne Xaaf a [...]
Warka Fiidnimo iyo cLakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo cLakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo ee Radio Daljir. Waxaa cawaysinkan inoo daadihinya Cumar Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Dalj [...]
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar Jr. iyo Siijoogitaankiisa Garoonka Camp Nou

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar Jr. iyo Siijoogitaankiisa Garoonka Camp Nou

Waxaa soo ifbaxaya in taageerayaal badan oo  kooxda Barcelona ay si weyn uga soo horjeedaan habdhaqanka laacibkooda reer Brazil, Neymar Jr. Reer Barce [...]
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 21aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 21aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (E [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo ee Radio Daljir. Waxaa cawaysinkan inoo daadihinya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Da [...]
OGAYSIIS: AMAL Bank Burtinle waa Furanyahay Adeegna waa Kuula Diyaar

OGAYSIIS: AMAL Bank Burtinle waa Furanyahay Adeegna waa Kuula Diyaar

Bishaaro bishaaro iyo waliba hambalyo reer Burtinle. AMAL Bank waxay idin ku bishaaraynaysaa in AMAL Bank Burtinle uu adeeg u furanyahay. Hadaba booqo [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Arsene Wagner & Alex Sanchez?

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Arsene Wagner & Alex Sanchez?

Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Spain ee Ángel María Villar ayaa iska casilay shaqooyinkii uu ka hayay xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA. [...]
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo waxaana aroortaan idiin akhrinaya cXakiin Xuseen oo ku sugan xarunta Daljir [...]
1 255 256 257 258 259 344 3084 / 4122 POSTS