Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar Jr. iyo Siijoogitaankiisa Garoonka Camp Nou

HomeWararkaCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Neymar Jr. iyo Siijoogitaankiisa Garoonka Camp Nou

Waxaa soo ifbaxaya in taageerayaal badan oo  kooxda Barcelona ay si weyn uga soo horjeedaan habdhaqanka laacibkooda reer Brazil, Neymar Jr. Reer Barce

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Arsenal 4-3 Leicester City (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)
Maya Kuma Dhaafin: Horyaalka Puntland Hadduu ku Dhaafay Halkan kaga Bogo!

Waxaa soo ifbaxaya in taageerayaal badan oo  kooxda Barcelona ay si weyn uga soo horjeedaan habdhaqanka laacibkooda reer Brazil, Neymar Jr. Reer Barcelona ayaa si xooggan uga cadheysan, shaki badanna ka muujiyey mustaqbalka Neymar iyo siijoogitaankiisa garoonka Camp Nou.

Dhanka kale kooxda Barcelona ayaa la kulantay wakiilka ciyaaryahanka kooxda PSG Angel Di Maria si uu badalo Neymar Jr., waa hadii uu kooxda ka tago e.

Dhanka Talyaaniga, Antonio Conte tabaraha kooxda Chelsea ayaa qiimo qaali ah ku doonaya ciyaaryahanka kooxda Juventus, Alex Sandro.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: