Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Arsene Wagner & Alex Sanchez?

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Arsene Wagner & Alex Sanchez?

Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Spain ee Ángel María Villar ayaa iska casilay shaqooyinkii uu ka hayay xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA. Villar ayaa muddo ka badan 28 sano ah soo hogaaminayay xidhiidhka kubbada cagta Spain, wuxuuna madaxweyne kuxigeen ka soo ahaa UEFA. Madaxda UEFA iyo FIFA ayaa ayana si rasmi ah u shaaciyeen in ay aqbaleen iscasilaadiisa.

Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay maalinta uu tababarka kooxdiisa ku heli doono Alexis Sanchez iyo Shordan Mustafi.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com