OGAYSIIS: AMAL Bank Burtinle waa Furanyahay Adeegna waa Kuula Diyaar

HomeOgeysiis

OGAYSIIS: AMAL Bank Burtinle waa Furanyahay Adeegna waa Kuula Diyaar

Bishaaro bishaaro iyo waliba hambalyo reer Burtinle. AMAL Bank waxay idin ku bishaaraynaysaa in AMAL Bank Burtinle uu adeeg u furanyahay. Hadaba booqo

FURSAD WARIYAYAASHA LEH KHIBRAD SAXAAFADEED: The McGraw Fellowship for Business Journalism
BISHAARO BISHAARO: Deeq Waxbarasho oo katimid dalka Hindiya (daawo)
Sheekh Siciid Axmed Faarax iyo Covid19 (daawo)

Bishaaro bishaaro iyo waliba hambalyo reer Burtinle. AMAL Bank waxay idin ku bishaaraynaysaa in AMAL Bank Burtinle uu adeeg u furanyahay. Hadaba booqo, akoon ka furo, kayd yeelo, oo dhaqdhaqaaqa akoonkaaga la soco. Akoon kaliya ma aha e adeegyada kala duwan ee AMAL Bank waxaa kamid ah:

  1. Deymaha ganacsiga
  2. Deymaha baaburta
  3. Deymaha hoyga
  4. Deymaha qalabka
  5. Deymaha mashaariicda

Halkan laguma soo wada koobi karo e orad oo booqo AMAL Bank Burtinle ama AMAL Bank MEEL KASTA.

AMAL Bank Burtinle | Siciid Cumar Xuseen – Maamule | Tel. 893.000 | 893.001 |  893.011 | 893.424

AMAL Bank Akoon ka Furo iyo Adeeg Casri ah! 

http://www.amalbankso.so/

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: