Author: Axmed Deeq

1 93 94 95 96 97 144 1140 / 1726 POSTS
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka ‘carooday’ dad ay ciidamadiisa laayeen

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo ka ‘carooday’ dad ay ciidamadiisa laayeen

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay inuu aad uga carooday ka dib markii ugu yaraan 2 qof ay ku dhinteen markii ciidama [...]
Maamulka Jubbaland oo Saraakiisha ATMIS kala shiray howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Maamulka Jubbaland oo Saraakiisha ATMIS kala shiray howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee dowad Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Amniga Ju [...]
Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidanka Kenya

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidanka Kenya

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar madaafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaanka Konton oo u dhow degmada [...]
Kenya oo afar maalin gudaheed Qaadka ay keento Somalia ka faa’iiday ku dhawaad labo milyan dollar

Kenya oo afar maalin gudaheed Qaadka ay keento Somalia ka faa’iiday ku dhawaad labo milyan dollar

Kenya ayaa dib u soo celinta dhoofinta Qaadka Mirowga ee Soomaaliya, waxay afar maalmood gudahood ka faa’iday 221 Milyan oo ah lacagta dalkeeda, taas [...]
Gaadiid ay leeyihiin Ciidamada Kenya oo lagu weeraray xadka Soomaaliya & khasaaro ka dhashay

Gaadiid ay leeyihiin Ciidamada Kenya oo lagu weeraray xadka Soomaaliya & khasaaro ka dhashay

Xubno katirsan ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar jidgal ah ku qaadeen Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya, [...]
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wakiilka QM kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wakiilka QM kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafd [...]
Taliska Ciidamada Uganda oo ka jawaabay War kasoo baxay Al-Shabaab

Taliska Ciidamada Uganda oo ka jawaabay War kasoo baxay Al-Shabaab

Afhayeenka ciidamada Uganda, Brig Gen Felix Kulayigye, ayaa beeniyay in Ciidamo looga dilay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay magaalad [...]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u raadinaya Golaha Wasiirada la magacaabayo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageero u raadinaya Golaha Wasiirada la magacaabayo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlama [...]
Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogtay 7 Ruux

Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogtay 7 Ruux

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaalla degaanka Buulaay ee Gobolka Baay waxaa ay ku tooogteen 7 rag ah oo ay ku eedeeyeen inay basaas [...]
Puntland & dowlad degaanka Soomaalida oo heshiis Amni wada gaaray

Puntland & dowlad degaanka Soomaalida oo heshiis Amni wada gaaray

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Faysal Sheikh Cali iyo Xubno la socda oo safar shaqo ku jooga Degmada Galdogob ayaa Shir dhinaca Amnig [...]
1 93 94 95 96 97 144 1140 / 1726 POSTS