Author: Axmed Deeq
-
Itoobiya oo sheegtay in ay dishay hoggaamiyeyaal sarsare oo ka tirsan Al-Shabaab.
Dawladda Itoobiya ayaa kudhawaaqday dilka 3 kamid ah Hoggaamiyayaasha sare ee Ururka Al Shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya. Jen, Tesfaye Ayaleh oo ah madaxa ciidamada difaaca iyo Isku duwanaha Howlaha KMG ah ee Taliska Nabadsugida Itoobiya ayaa kudhawaaqay. 1.Fu’ad Mahamed Khalif[Shengole] oo ahaa Madaxa abaabulka iyo Tashkiilinta kooxda Alshabaab, kamid ahaa madaxda sare ee kooxdan,…
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in aan loo dulqaadan karin kooxaha dhibaatada ku haya dadka Shacabka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan laga daba imaan dadka dambilayaasha ah markii ay gacanta kusoo dhiggaan ciidamada Ammaanka dowladda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
-
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya
Ku dhawaad 20 qof oo dhinacyaddii dagaalamay ah ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen dagaallo culus oo wali ka socda deegaanka Caato ee Gobolka Bakool. Dagaalkaan ayaa dhexmaraya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Liyu Police ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo dhinac ah iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerarkan…
-
Amniga magaalada Baydhabo oo si weyn loo adkeeyay iyo howlgallo ka socda
Wararka saaka ka imaanaya Baydhabo ayaa sheegaya in si weyn loo adkeeyey amniga magaaladaasi oo xarun KMG u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ciidamo dheeraad ah ayaa la dhigay waddooyinka magaalada oo dhan, si ay amniga u xaqiijiyaan, kuwaas oo dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabay halkaasi. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ururka Al-Shabaab ay bilaabeen…
-
Saddex ka mid ah dalalka Geeska Afrika oo ka shiray isku xirka xuduudaha
Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xuduudka u dhaxeeya Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha ee u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya. Hadafka kulanku wuxuu ahaa in la xoojiyo isku-dubbaridka xuduudaha qaybaha badan ee xuduudaha iyo iskaashiga ka dhexeeya daneeyayaasha kala duwan ee saddexda waddan si wax looga qabto khataraha caafimaadka…
-
XULASHADA DALJIR | XASAN BAASHE | GAROOWE 28-JULY-2022
-
Bangiga Adduunka oo 100 Milyan u ansixiyay Soomaaliya
Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $100 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo sii wadida dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya ee lagu gaarayo heerka dhameystirka dayn cafinta dalka. Dhaqaaalahan ayaa waxa uu taageerayaa dadaalka dawladda ee daah-furnaanta maaliyaddeed iyo kordhinta dakhliga iyada oo loo marayo iswaafajinta nidaamyada kastamka ee federaalka iyo hagaajinta maamulka maaliyadeed ee dowladda dhexe.…
-
Dowladda Itoobiya oo markii ugu horraysay war kasoo saartay weerarka Al-Shabaab
Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa markii ugu horraysay soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadlayso dagaalkii dhawaan dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada Dowlad Deegaanka oo gacan ka helayay militeriga federaalka Itoobiya. War-murtiyeedkan oo ahaa mid la sugayay in muddo ahba ayaa lagu sheegay in Al-Shabaab la gaarsiiyay khasaare xooggan. Waxaa kale oo lasoo tebiyay inay sii badanayso…
-
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 27-JULY-2022
-
Saarkiisha iyo Ciidmada Amniga oo Mogadishu ka bilaabay Howlgallo Lagu sugaayo Amniga
Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Al-Shabaab, waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo Bakaaro uu ugu horeeyo ka dhacay kulamo ay saraakishu la yeesheen ganacsatada. Waxaa kulamadaas diiradda lagu saaray caqabadaha jira iyo dadaallada ay dowladdu ku doonayso in argagixisada meel looga soo wada jeesto. Ganacsatada ayaa…
-
Ruushka Oo Dadaal Ugu Jira Sidii Uu U Wanaajin Lahaa Xiriirka Kala Dhexeeya Afrika
Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergei Lavrov ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, socdaalkiisii ugu dambeeyay uu ku marayo afar dal oo ka tirsan Africa. Booqashadiisa ayaa looga gol leeyahay xoojinta xirriirka ay Moscow la leedahay qaaradda, halkaas oo dalal badan ay ka gaabsadeen inay dhinac ula safataan dagaalka Ruushka isla markaana ay Ruushka ku cambaareeyaan dullaanka…
-
Dil Xalay ka dhacay magaalda Burco & faah faahin kasoo baxeysa
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee degaannada Somaliland ayaa sheegaya in tooreey ama Mindi lagu dilay mid kamid ah Dhalinyarada Magaalada kadib markii ay is khilaafeen Wiil kale. Wiilka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Cabdisamad Axmed Maxamed Cajab ayaa u geeriooday minddi uu galiyey wiil kale oo uu gacan ka hadal dhex maray,…