Author: Axmed Deeq

1 115 116 117 118 119 144 1404 / 1726 POSTS
Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu ugu maqnaa dalka dibadiisa

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu ugu maqnaa dalka dibadiisa

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa. [...]
Ruushka ayaa sheegay in uu la wareegay gacan ku haynta gobolka Luhansk ee bariga Ukraine.

Ruushka ayaa sheegay in uu la wareegay gacan ku haynta gobolka Luhansk ee bariga Ukraine.

Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay inay ciidamadeedu la wareegeen badi dhulka Gobolka Luhansk ee bariga dalka Ukraine Wasiirka Difaaca Ruushka, Sergei [...]
Labo Qarax oo Ciidamo katirsan Booliska Kenya lagula eegtay degaano u dhow Magaalada lamu

Labo Qarax oo Ciidamo katirsan Booliska Kenya lagula eegtay degaano u dhow Magaalada lamu

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan laba qarax oo Ciidamo katirsan kuwa Booliska Dowladda Kenya lagula eegtay degaano u dhow Magaalada lamu [...]
Boqorka Belgiumka ayaa Booqday dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee  Congo

Boqorka Belgiumka ayaa Booqday dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

Boqorka dalka Belgium-ka, boqor Philippe ayaa Salaasadii booqasho taariikhi ah ku tegey dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, oo ku yaalla gob [...]
QM ayaa ka deyrinaysa in 213,000 Qof ay halis ugu jiraan inay geeriyoodaan Cunto yari iyo nafaqadarro ka jidha Somaaliya

QM ayaa ka deyrinaysa in 213,000 Qof ay halis ugu jiraan inay geeriyoodaan Cunto yari iyo nafaqadarro ka jidha Somaaliya

qCunto yarida iyo nafaqadarrada ka jirta Soomaaliya ayaa laga cabsi-qabaa inay horseeddo macaluul dalka ka dilaacda xilli markale uusan si wanaagan [...]
Dowladda Soomaaliya oo kordhisey Qiimaha xajka ee Sannadkan

Dowladda Soomaaliya oo kordhisey Qiimaha xajka ee Sannadkan

Wasaaradda arrimaha diinta iyo Awqaafta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay kharashaadka sanadkaan laga qaadayo xujayda dooneyso in [...]
Ninkii Dhawaan Byadhabo ku dilay Haweeneydii Ganacsatada ahay oo maanta lagu fuliyay Xukun dil ah

Ninkii Dhawaan Byadhabo ku dilay Haweeneydii Ganacsatada ahay oo maanta lagu fuliyay Xukun dil ah

Warrarka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in xukun dil ah lagu fuliyay nin lagu helay inuu dilay haweeney ganacsato ahayd kadibna uu ku ri [...]
Mid Ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka

Mid Ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka

Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Alshabab oo [...]
Mid ka mida jeneraalada ugu sarreeya ruushka oo Ukraine lagu dilay

Mid ka mida jeneraalada ugu sarreeya ruushka oo Ukraine lagu dilay

Warbaahinta dowladda Ruushka ayaa xaqiijisay inuu dhintay mid ka mid ah jeneraalada ugu sarreeya ee Moscow ee joogay Ukraine, kaddib dagaal culus oo k [...]
1 115 116 117 118 119 144 1404 / 1726 POSTS