Madaxweynaha Hirshabeelle  ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu ugu maqnaa dalka dibadiisa

HomeWararka

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu ugu maqnaa dalka dibadiisa

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa.

Qarax dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Baqdaad
Buuhoodle Reer Buuhoodle baa u Maqan!
Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay Nin Wiil Dhalinyaro ah kudilay Hargeysa

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade kusoo dhaweeyay xubno labada gole ee DFS, Qaar kamid ah Wasiirada iyo Xildhibaanada Hirshabeelle, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa Magaalada Muqdisho uga qeybgalaya caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: