Author: Axmed Deeq

1 113 114 115 116 117 144 1380 / 1726 POSTS
Kooxo Hubaysan ayaa Muqdisho ku dilay Nabaddoon Warsame Ismaaciil oo kamid ahaa waxgaradka Soomaaliyeed

Kooxo Hubaysan ayaa Muqdisho ku dilay Nabaddoon Warsame Ismaaciil oo kamid ahaa waxgaradka Soomaaliyeed

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay xaafada Baar Ubax ee magaalada Muqdisho ku dilay Nabadoon Warsame Ismaaciil oo kamid ahaa waxgaradka Soomaali [...]
AFar Wariye oo Goordhaweyd lagu Xiray Ceerigabo

AFar Wariye oo Goordhaweyd lagu Xiray Ceerigabo

Dhalo, Kilwe, Jookar iyo Xidig, ayaa lagu kala magacaabaa wariyaasha lagu xiray Ceerigoobo, kuwaasi oo ka kala hawlgala warbaahinno maxalli ah, kuwo d [...]
Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Markale Ka Doodaya Miisanadiyadda 2022

Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Markale Ka Doodaya Miisanadiyadda 2022

Waxaa maanta markale kulmaya xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka doodaya miisaaniyadda dowlad [...]
Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa warbixin ka dhagaystay Ergeyga Gaarka ah ee  Gurmadka Abaaraha

Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa warbixin ka dhagaystay Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa [...]
Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Kolonyo ay wateen Ciidamo katirsan kuwa Jubbaland oo marayay inta u dhaxeysa Buundada [...]
Garowe oo lagu qabtay shir looga hadlayey Amniga gobolka Nugaal

Garowe oo lagu qabtay shir looga hadlayey Amniga gobolka Nugaal

Garowe: Guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa guddoomiyeyay shir looga hadlayay xaaladda amni ee gobolkaas, kaas oo lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta [...]
Shiinaha oo ka hadlay dulaanka Ukraine

Shiinaha oo ka hadlay dulaanka Ukraine

Shiinaha ayaa mar kale uga digay Mareykanka inuu joojiyo faragelinta uu ku hayo arrimihiisa gudaha, isagoo sheegay in xiriirka labada quwadood uu mara [...]
Shirka Golaha Wadatashiga Oo Maanta soo gabagaboobaya

Shirka Golaha Wadatashiga Oo Maanta soo gabagaboobaya

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka gaar ahaan xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia waxaa maanta lagu soo gabagabeynayaa Shirka Golaha Wadatashiga [...]
Mareykanka oo ay ka dhaceen mudaharaadyo looga soo horjedo sharciyada hubka

Mareykanka oo ay ka dhaceen mudaharaadyo looga soo horjedo sharciyada hubka

Waxa dalka Maraykanka ka dhacaya mudaharaado ballaadhan kuwaas oo lagu doonayo in cadaadis lagu saaro kongeresska inuu adkeeyo sharciyada hubka u fasa [...]
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa goordhaweyd ka furmay Madaxtooyada Qaranka.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa goordhaweyd ka furmay Madaxtooyada Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalk [...]
1 113 114 115 116 117 144 1380 / 1726 POSTS