Author: Axmed Deeq
-
Gudoomiye ku xigeenka Degmada Burtinle Saalax Maxamuud Cabdile ayaa ka warbixiye Saameynta ay Abaartu ku yeelatay degmada burtinle iyo degaanada hoosyimaada
-
Daawo Jaaliyada reer Puntland ee Denmark oo degmada burtinle soo gaarsiyey Qalab caafimaad
-
Kooxo ku hubeysan ayaa dilay Masuul Ka Tirsan Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa saaka xaafad ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Kormeerihii guud ee Wasaaradda Waxbarashada Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dad la hadlay Shabakadda Dayniiile ayaa u sheegay in rag dhallinyaro oo watay Bastoolad ay toogasho ku dileen Cali Shanlow Cali oo ahaa Kormeerihii Guud…
-
35,000 oo arday ayaa u fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga Sare oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobolada koonfureed ee dalka
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada dalka. Imtixaankan oo ay u fariisteen arday tiradoodu gaarayso 35,000 (Soddon iyo Shan kun) oo arday, ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ka daah-furay Muqdisho, waxana uu Ardayda Imtixaanka gelaysa, bahda waxbarashada iyo cid kasta oo imtixaanka…
-
Daawo: Iyadoo maanta ay ku beegan tahayXuska Maalinta Caruurta Africa ayaa bulshada ku dhaqan jigjiga waxay ka hadleen dhibaatada uu leeyahay gudniinka fircoonigu
-
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 16-JUNE-2022
-
Aragtida shacabka Garoowe iyo magaacbida Raiisal wasaaraha cusub ee Soomaliya
-
Gudoomiye ku xigeenka Deegaanka faratooyo Cabdirixmaan Yuusuf Xaaji iyo mid ka mida odayaasha Degaanka Xidig Awnuur ayaa noga waramay xaalada Degaanka Faratooyo
-
Siyaad Maxamed Maxamuud oo kamid ah Bulshada Ku nool Tuulada Wirinwiraale ee Dagmada Dannood ayaa sheegay inaysan haysanin adeegyada aasaasiga
-
Howlgalka Midowga Yurub ayaa Agab Ciidan Ku Wareejiyay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS
Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa agab ciidan oo casri ah kala wareegay howlgalka Midowga Yurub oo taageero siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Lugta ee Soomaaliya Janaraal, Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in qalabkan uu muhiimad gaar ah u leeyahay howlaglka ciidanka xoogga, wuxuuna xusay in guulaha ciidanka ay qayb…
-
Taliyaha ciidanka Xooga dalka Gen. Odowaa ayaa Ciidamada uga digay inay dhibaateeyaan Shacabka
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan degaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ujeedka taliya uu halkaasi u tagay ayaa ahaa inuu u kuurgalo xaaladda guud ee bulshada iyo ciidanka ka howlgalla tuulada Bariirre oo ka tirsan degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose iyo…
-
Shiinaha oo jawaabtii ugu adkayd ka bixiyay hadal uu yiri Madaxweyne Joe Biden
Dhowr isbuuc kaddib markii uu Madaxweynaha Mareykanka digniin ku aaddan arrimaha Taiwan u diray Shiinaha, xukuumadda Beijing ayaa soo saartay jawaabtii ugu adkayd abid. War kasoo baxay dowladda Shiinaha ayaa lagu sheegay inay ka adkaan doonaan isku day kasta” oo lagu raadinayo madaxbannaanida Taiwan. Wasiirka Gaashaandhigga ee Shiinaha, Janaraal Wei Feng, ayaa sidoo kale isbuucan…