Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Markale Ka Doodaya Miisanadiyadda 2022

HomeWararka

Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Markale Ka Doodaya Miisanadiyadda 2022

Waxaa maanta markale kulmaya xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka doodaya miisaaniyadda dowlad

CHINA, BRI DIGITAL ECONOMY AND EYES PREYING ON SOMALIA’S SEABED
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Cafimaad dhinaca ah u qaaday Gabar lagu dhawacay Puntland (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo iyo Gaas oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadlay (dhegayso)

Waxaa maanta markale kulmaya xildhibaannada labada gole ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ka doodaya miisaaniyadda dowladda sanadka 2022.

Mudanayaasha ayaa markale waxaa hor imaanaya oo ay su’aallo waydiinayaan wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya, xilli wasiirka uu warbixin u jeediyay shalay.

Kulanka xildhibaannada ayaa sidoo kale lagu wadaa maanta in ay iska dhex xulaan guddiga KGM ee maaliyadda baarlamaanka.

Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa xildhibaannada ugu baaqay in ay soo xaadiraan kulanka maanta .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: