Askarigii Diley Wasiirka Howlaha Guud oo Xukun Dil ah Lagu Fuliyey (dhegayso)

Maxkmadda sare ee Ciidamada Qalabka sida dowlada Soomaaliya ayaa mar kale xukun dil ah ku riday askarigii ka dambeeyay dilkii Muqdisho loogu geestay Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska Cabaas Siraaji Sheekh Isxaaq.

Maxkamada sare ayaa ugu dambeyn xukun dil ah ku riday Dable Axmad C/laahi Cabdi (Caydiid) kadib markii uu racfaan ka qaatay xukun dil ah oo horey ugu riday Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com