Askari Horay u Diley Wiil iyo Aabihiis oo Baydhabo Lagu Toogtey (DHEGAYSO)

Askari Horay u Diley Wiil iyo Aabihiis oo Baydhabo Lagu Toogtey (DHEGAYSO)

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta  magaalada Baydhabo ku toogatay askari ka tirsan Ciidamada Koofur Galbeed ee soomaaliya, kaasi oo horay magaaladaasi ugu diley nin shacab ah iyo wiil uu dhalay.

DhaMme MuuminmXuseen Cabdullaahi Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamada Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sheegay in dambiilaha uu galay falkii lagu soo eedeeyay Maxkamadana la hor keenay cadeymo iyo marqaatiyo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com