Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Guud ee Puntland oo Garoowe Ka Dhacay (Sawirro)

Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Guud ee Puntland oo Garoowe Ka Dhacay (Sawirro)

Xarunta wasaaradda amniga iyo DDR-ta dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ka qabsoomay kulan looga arrinsanayey ammaanka guud ee Puntland.

Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka wasaaradda amniga, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), taliska ciidanka difaaca Puntland, taliska ciidanka booliska Puntland, laamaha ammaanka gobolada iyo saraakiil kala duwan.

Mudadii uu socdey kulankaasi ayaa waxaa lagu gorfeeyey heerka uu marayo ammaanka Puntland, waxaana laysku raacay sidii kor loogu qaadi lahaa ammaanka Puntland islamarkaana looga shaqayn lahaa kahortagidda falalka ammaan xumo.

AKHRISO NUXURKII SHIRKA+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com