HomeUncategorized

Asaminew ?xiriirka Itoobiya iyo Soomaaliya waxaa xoojinaya baarlamanka iyo shacabka labada dal?

Jigjiga, December 30, 2013 - Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inuu meel wanaagsan marayo xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhexeeya iyaga iyo Soomaaliya. kaas oo lagu sifeeyey mid soo hagaagaya.

DHEGEYSO-Agaasimihii hay’ada wadooyinka Puntland oo xilka wareejiyey.
Maxkamada racfaanka gobolka Bari oo laashay xukun horay loogu riday shaqaale ka tirsan wasaarada Kaluumaysiga (daawo)
Wasiirka warfaafinta Puntland oo kulan la qaatay suxufiyiinta magaalada Galkacyo.

Jigjiga, December 30, 2013 – Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inuu meel wanaagsan marayo xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhexeeya iyaga iyo Soomaaliya.

Safiirka itoobiya u fadhiya Soomaaliya Wondimu Asaminew ayaa sheegay inay wanaajinayaan xiriirka u dhexeeya labada wadan.

Wuxuu sheegay Asaminew in xiriirka labbada shacab iyo labada baarlaman uu hagaajin karo xiriirka xooga badan ee la filayo inuu dhexmaro Itoobiya iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa hore u sheegay in xiriirka labada wadan uu yahay mid hagaagsan, balse loo baahan yahay in labada wadan ay wax badan ka wada hadlaan.

Diiwaanka wararka

Radio daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: