ARDAA Xalqaddii 72aad: Xasilinta Caabudwaaq iyo qaadista Lacagta Shiling Somaaliga (dhegayso)

kulanti wacan ku soo dhawadda dhageystiyaal Barnaamijkii Taxanaha ahaa ee ARDAA,todobaadkan Barnaamijka waxaan kaga hadlaynaa Xasilinta Magaaladda Caabudwaaq iyo lacagta shiling somaaliga oo Ganacsatada qaar diideen.

Barnaamijka Xalqaddii 72aad waxaa ka soo jeedinaya istuudiyaha Daljir ee Caabudwaaq wariye Cabdifataax Cumar Geedi.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com