Puntland oo xiraysa Masaajidada si looga gaashaanto Xanuunka Caronavirus (dhegayso)

Wasiirka cadaaalada Puntland Cawil SHeikh xaamud oo maanta Garoowe Shirajaarid ku qabtay ayaa sheegay in iyagoo tixraacaya go,aankii golaha wasiirada Khamiisti hore ay go,aamiyeen gudiga la dagaalan iyo ka hortaga xanuunka Addunka Khalkhaliyey ee Covid-19 ay ku dhawaaqayaan in la xiro goobaha cibaadada si looga gaaashaanto in xanuunkaas hadii Puntland lagu arko uusan u fidin wuxuuna hadalkiisu ahaa sidan.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com